Rooble oo ku dhawaaqaya Liiska Guddiyada Doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan ku dhawaaqo liiska guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer federaal iyo heer dowlad goboleed. Madaxda Dowlada goboleedyada dalka ayaa gudbiyay liiska guddiyada doorashada iyo xalinta Khilaafaadka , waxaana maamulada qaar soo badaleen xubno horey cabasho looga keenay oo laga saaray … Continue reading Rooble oo ku dhawaaqaya Liiska Guddiyada Doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka